Deni oo caawa kashifay arrimo qarsoonaa oo dhexmaray isaga & Farmaajo

Madaxweynaha Puntlaand Saciid Cabdullaahi Dani ayaa caawa si qoto dheer kaga hadlay xaaladihii ay soo wada mareen wada hadaladii dhaxmaray asaga iyo Madaxweynaha waqtiga ka idlaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo arrimo qarsoonaa oo ku saabsan siyaasada Somalia. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hadalkan u jeediyey Bulshada Puntland isagoo si gaar ah diirada u saaray … Continue reading Deni oo caawa kashifay arrimo qarsoonaa oo dhexmaray isaga & Farmaajo